dahabshiil

Daawo Sawiro Maxaa Kismaayo Ka Dhacay Maanta,

Qaar kamid ah xeer illaaliyeyaasha iyo waaxda dambi baarista booliska Jubbaland ayaa maanta loo furay tababar mudo sadex maalmood ah socon doona oo lagu baranayo habka maxkamdaynta saxda ah iyo sida ugu habboon ee loo baaro dambiyada iyada oo loo marayo wado sharciga ku salaysan ku dhisan hab caddaalad ah.

Tababarkan oo lagu qabtay xerada Qaramada Midoobay ee magaalada kismaayo waxaa ka soo qayb galay xeer illaaliyaha guud ee Jubbaland, agaasimaha garsoorka Jubbaland iyo xubno ka socday Qaramada Middobay oo gacan ka gaystay qabsoomidda tababarka.

Xeer ilaaliyaha Jubbaland, Maxamed Sheekh Cismaan oo tababarka furay ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda uu tababarkan u leeyahay xeer illaaliyayaasha iyo waaxda dambi baarista booliska Jubbaland isaga oo kula dardaarmay inay muhiimad gaar siyaan habka maxkamadaynta iyo dambi baarista xilliyada ay ku guda jiraan.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=20256

Posted by on Nov 25 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841