Deg Deg Daawo Sawirro::Dhulbahantihii iyo warsangaligii Ku Soo Fashilmay Somaliland iyo Puntland oo Shir Ku yeshay Minneapolis

Waxaa dalka Mareykanka Gaar ahaan Minneapolis  Ku yeeshay Kulan kooban xubno kala matalaaya Beelaha Dhulbahante iyo Warsangali,

Xubnahan oo hore ugu soo kala hungoobay maamulada somaliland iyo puntland ayaa cadhadii shir caato ah ku yeeshay Minneapolis  ,

Xubnaha sheeganaya in ay matalayaan dhulbahante ee shirkan fadhiya waxaa kamid ah Kooxdii cali khaliif galaydh ee ku soo fashilantay wadahadalkii iyo somaliland ay la yeeshan Beesha isaaq,.

Dhinka warsangali kulankaasi waxaa hogaaminaya koox ka qaaday cadho xilka qaadistii Gudoommiye dhoobo daareed.

Si kastaba ha Ahaate Kooxahan oo labaduba quus ka tagan hada Somaliland iyo puntland islamarkaana aan haysan wax garab ah oo ay ka helaan bulshada SSC ayaa shirar ila merayso ah ku leh Minneapolis  ,

 54 total views,  2 views today