Madaxweeynaha Puntland ayaa maanta usafraya dalka Emaaraadka waxaana la filayaa inuu la kulmo Madaxda Dalkaas
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Safarkan ayaa hore loo shaacin waxaase la filaya in uu goordhow ka dhoofo madaxweyne Deni Magaalada Garoowe,
Xukumadda u hogaamiyo madaxweyne Deni ayaa xidhiidh caalami ah la leh dalka imaaraadka waxaana xasuus mudan in uu dhawr mar oo hore safar u kutagay Dalkaasi Imaaraadka,
