dahabshiil

Deg Deg Daawo:Sheekh Soomow Oo Hada La Hadlay Warbaahinta

Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuukar (Sheekh Soomow) oo caawa u waramay TV-ga Dalsan ayaa ka hadlay banaanbixii Axadda berrito ay iclaamiyeen culumada dariiqada Suufida ee ka dhanka ahaa muxaadarada la joojiyey ee Sheekh Umal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheekh Soomow ayaa sheegay in la baajiyay banaan-baxaas, isla markaana ay dowladda uga mahad celinayaan joojinta muxaadaradii Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ku qaban lahaa magaalada Muqdisho.

Sheekh Soomow ayaa ugu baaqay culumada Suufida inaysan barri jirin wax isku soo baxa, maadaama la baajiyay muxaadaradii ay diidanaayeen, sidaas darteedna ay iska aadaan masaajidda iyo dugsiyada.

Barito sidaa ogtihiinba Ahlu-Sunna Waljamaaca waxay ku balansaneed inay dhigaan banaanbax aad u weyn sidaa darteed caawa waxaan u sheegayaa inay joojiyaan banaanbaxaas, in mowlacyadooda ay joogaan, masaajiddooda joogaan, howlahooda u gaarka ah ay qabsadaan, dowladana waxaan ka rabnaa balanta ay qaaday inay fuliso inaysan berri dhicin muxaadaradaas” ayuu yiri Sheekh Soomow.

Isagoo sii hadlayay ayuu yiri, “Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa inaan ilaalino amniga, dowladnimada, inaan wada ilaashano caqiidadeena, dowladdu waa inay ilaalisaa diinta iyo rabitaanka dadka fikirka takfiiriga ah dadka yaan lagu dhiira galinin”

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=20201

Posted by on Nov 23 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841