dahabshiil

Daawo::Sadex Kamid ah Isimada Dhulbahante Oo Cadeeyay Inay Somaliland kamid yihiin,

Beesha Dhulbahante oo in mudo ah deegaankeeda ay gacanta ku hayen Maamul Beeleedka gooni goosadka ah ee Somaliland ayaa maalin maalinta ka danbeysa waxaa isku dhiibaayay maamulkaasi siyaasiyiin xubno kamid ah qeybaha bulshada madax hore iyo dad aan halkan lagu soo tiro koobi karin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isimada Dhulbahante waxay ahaayen kuwa kaliya aan soo barbar istaagi jirin maamulkaasi somaliland islamarkaana waxay ahaayen isimada kaliye intii somalland haysatay Laascaanood aad marna ku dhex milmin Siyaasada Somaliland.

Garaad jaamac garad ismaacil waxaa uu ahaa Garaad-kii ugu horeeyay ee dhulbahante e isku dhiiba somaliland kaaso ku ahaa madiga kaliye somaliland kala jooga isimada dhulbate.

Labo kale oo kamid ah isimada dhulbahante ayaa iyana kusoo biiray garaad jaamac garad ismaacil isimadaasi oo kala ah Ugaas maxamuud Ugaas cabdilaahi ciise Nuur oo ah Ugaas beesha xasan ugaas, iyo garaad cabdisalan oo ah garaadka beesha cumar wacays,

sadexdan isim ayaa kamid qoonaya kuwa sida aan lahayn gabashada ula jaan qaaday siyaasadda Gooni goosadka somaliland,

Waxaa Xasuus Mudan in Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi ciise Nuur Ay Beesha Xasan Ugaas ku kala jabtayXIligii Aabihii Dhintay islamarkaana isim Nimadiisa tahay Mid muran ka taagan yahay

Muqaalkan Hoose ka Daawo

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=20174

Posted by on Nov 23 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841