Daawo:Raysal Wasaare Khayre Shacabka Muqdisho kaga Yaabiyay,
Raysal Wasaaraha Dalka Xasan Cali kahyre, ayaa si lama filaan ah waxaa caawa loogu dhex arkay qeybo kamid ah Goobaha shacabku ku caweeyan ee Muqdisho,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xasan Cali khayre ayaa socdaal Kadis ah waxaa uu ku maray suuqyadda muqdisho kaaso mid mid ugacan qaaday dhalinyaro rag iyo dumar iskugu jira,

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.