dahabshiil

Daawo:Jubaland Oo Ka Qeyb Gashay Shir Dawladda Somaliya Iyo Maamulada U Dhexeeya,

Shir u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedka dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Shirkan oo looga hadlayo horumarinta Maaliyadda dalka ayaa waxaa daah-furay wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Sidoo kale waxaa ka qeyb galaya xubno ka kala socda dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir.

Muddada uu socdo shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa arrimaha Maaliyadda dalka iyo dadaallada deymaha looga cafinayo Soomaaliya.

Maamulka Jubaland ayaa shirkan safrka hore kaga jira waxaana jubaland shirkaasi u suuro galiyay puntland oo diiday inay shirkaasi ka qeyb gasho hadaan wasiirka maaliyadda Jubaland ka soo qeyb galin,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=20185

Posted by on Nov 23 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841