Daawo:Axmed Karaash Oo Deni Ka Hor yidhi Hadal Yaab leh,

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland Axmed cilmi Axmed Karaash ayaa madaxweynaha Puntland ka hor yidhi hadal aad bulshadu u hadal hayan oo leh xiiso gaar ah.

Madaxweynaha Puntladn oo lagu xanto in uu yaso Madaxweyne ku xgeenka iyo Gudoonka Barlamaanka ayaa tuhunkaasi waxaa laga dhex helay qudbadii maanta ee Axmed kRaash,

Axmed Karaash oo ka hadlaya khilaafka udhexeeya Madaxweyne Deni iyo xubnaha kale Maamulka ayaa yidhi”Deniyow Naga eeg Garbahaaga hana eegin Dabadaada”