600 Deg Deg Daawo:Dawladda Oo Ka Hadashay Dib Udhaca Muxaadaradii Sheekh Umal | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Dawladda Oo Ka Hadashay Dib Udhaca Muxaadaradii Sheekh Umal

Waxaa dib loo dhigay muxaadaradii maanta oo jimce ah la filayay in magaalada Muqdisho uu ku qabto Sheekh Maxamed Cabdi Uma loo ka tirsan culimada Soomaaliyeed ee caanka ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muxaadarada ayaa la qaban doonaa maalinta Axada ee soo socota oo taariikhdu tahay 24- bisha Novembar.

Sheekh Umal sheegay in sababta dib looga dhigay muxaadarada ay tahay dowladda oo maanta ku mashquulsan aaska loo sameynayo gabadhii dhawaan u geeriyootay xabad ku haleeshay xerada Xalane ee Almaas Eman.

Waxaa la filayay in muxaaradada uu ku qaban rabay Sheekh Maxamed Cabdi Umal garoonka ciyaaraha ee Injineer Yariisow uu kaga hadli rabay masiibooyinka iyo markii ay dhacaan sida loola tacaalo.

Muxaadaradaas waxaa gaashaanku a daruuray Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Sheekh Abuubakar (Sheekh Soomow) – Afhayeenka Golaha Guud ee Culimada Soomaaliya, kaas oo Sheekh Umal ku eedeeyay inuu faafaafiyo xagjirnimada, arrintaas oo uu Sheekh Umal ku tilmaamay mid aan sax ahayn ah.

Dhinaca kale, Dowladda Federaalka ayaa Guddi u xilsaartay qaban-qaabada iyo qabsoomida Muxaadarada Sheekh Maxamed Umul ku qabanayo Muqdisho, waxaa Guddigaas ka mid ah Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Taliska Booliska.,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...