dahabshiil

Daawo:Sheekh Umal 2008 “Ciidii Dastuur Ka Dhigata Xukun Gaalna Soo Raacda Waa Ka Baxday Diinta”

Shiikh Umal 20kii sano ee ugu danbeeyey wuxuu isaga kala gooshayey bari iyo galbeed, gabi dhaclayn fikradeed ayuu ku sugnaa, qofka doonaya ha booqdo oo kaliya YouTube, waxaad ugu tage is diidooyin khatartooda leh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Haddii uu Shiikh Umal muxaadaro weyn ku qabanayo Muqdisho arrimo badan ayaa isweydiin leh, Shiikh Umal sidee u arkaa dawladan maxayse kaga duwan tahay dawladihii hore, waxaana jirtay muxaadaro uu kaga hadlayey Dastuurka Soomaaliya 2008 oo uu ku tilmaamay mid khatar ku ah shareecada Islaamka, isla Dastuurkii ayaa Soomaaliya lagu xukumaa sidee hadda u arkaa?.

Shiikh Umal sida muuqata xilliyo ayaa jirtay uu ku tilmaami jiray qofkasta oo ciidamada shisheeye la hawl gala gaalo oo ay tahay in halkooda lagu dilo, hadda sidee u arkaa madaxweyne Farmaajo oo ciidamada ajnabiga ahi ilaalinayaan, sidee xaalka Shiikh Umal yahay dhammaan xogahan iyo kuwo kale oo badan waa wax duuban. Haddii lagu eedeeyo arrimo badan oo dalka ka dhacay saamayn ayey ku lahaayeen oo uu ka gilgisho dhibtu waxay tahay goob YouTube la yidhaahdo ayey ceegaagaan.

Arrinse waa wax caqli gal ah in Shiikh Umal maalintaa Jimcaha ku sheego in uu afkaartii hore ka noqday kana toobad keenay, maantana ilayn waxaa Nabad galyadiisa sugi doona ciidamo ajnabiyee uu sheego in madaxdii horena ahayn murtadiin kuwa hadda joogaana ahayn bal ay yihiin umaraa Almuminiin, oo sidaa Shiikh Caadil Alkalbaaniga Sucuudiga iyo Caa’id Alqarani afkaartii hore sheego in ay duntay iyada oo ficil ahaan dhinaciisa Shiikha uga duntay hadana iclaamiya uun.

Haddii aanu Shiikhu sidaasi yeeli karin in uu iska joojiyo muxaadarada

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=20125

Posted by on Nov 22 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841