Deg Deg Daawo:Somaliland Oo Ka Cadhootay Wiil-kii Reer Hargaysa Ee Farmaajo Soodhaweeyay,

Maamulka Somaliland ayaa si cadho leh uga hadlay dhalinyaradda ka soo jeeda Hargaysa iy Burco ee Ku qulqulaysa Caasimada soomaaliya ee Muqdisho,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha Barlamaanka Maamulka Somaliland Baashe Maxamed Faraax ayaa si cadho leh uga hadlay Dhalinyarada ka tahriibaysa Xadhiga iyo Xukunka Qalafsan ee Muuse Biixi,