600 Deg Deg Daawo:Sheekh Umal Oo Digniin Loo Diray, | KHAATUMO NEWS

Warning: Use of undefined constant newstheme_menucat - assumed 'newstheme_menucat' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/assets/dropdown.php on line 3
dahabshiil

Warning: Use of undefined constant newstheme_activate - assumed 'newstheme_activate' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 2

Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21

Deg Deg Daawo:Sheekh Umal Oo Digniin Loo Diray,

Muqdisho{ Khaatumonews }Shiikh Cabdulqaadir Shiikh Maxamed Shiikh Abuubakar (Sh. Soomow) oo ah Afhayeenka Golaha guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hor imaaday muxaarado la sheegay inuu Berri Garoonka Eng. Yariisow ee Magaalada Muqdisho ku qaban doono Shiikh Umul oo dhawaan soo gaaray Magaalada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shiikh Soomow ayaa Shiikh Umul ku eedeeyey inuu sabab u yahay isaga fidnada iyo musiibada ka jirto dalka isla markaasna aan la aqbali karin inuu isaga qabto muxaarado ka hadleyso fidnada iyo sida looga hortagi karo musiibooyinka.

Shiikh Soomow ayaa Umul ku eedeyey inuu faafiyo Caqiido qaldan isla markaasna uu Culimada Ahlu Sunna ka aaminsan yahay inay yihiin Gaalo.

Wuxuu sheegay in culumo badan oo uu gaaleysiiyey dartiis ay qabri ugu jiraan dadka Muqdishana ay og yihiin arrintaas

Soomow ayaa sidoo kale Umul ku eedeeyey inuu dhiira geliyo Ururka Al-Shabaab isla markaasna uu aaminsan yahay caqiidadooda.

Sidoo kale wuxuu ku eedeeyey inuu xalaaleeyey Hilibka Waraabaha, sidaas darteedna aan laga dhageysan karin muxaarado uu jeedinayo inta uu ka towbad keenayo dhammaan waxyaabahaas, isagoo intaas ku daray inaysan jirin fidno ka weyn in dadka laga lumiyo caqiidada saxda ah.

Dadka Muqdisho ayuu ugu baaqay inaysan ka qeybgelin muxaadaradaas, wuxuuna Dowladda Soomaaliya ku eedeeyey inay sameysay qalad weyn oo ah in Telefishinka Qaranka oo ah meel dadka laga hanuuniyo lasoo geliyo Shiikh Umul oo sheegayo inuu qabanayo muxaarado ku saabsan sida looga hortagi karo musiibooyinka.


Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...

Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86

Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Ciidanka SNM iyo kuwo dhulbahante ee ushaqeeya oo Dagaal Qarka usaaran Jiida Tukaraq
- Mar 1, 2021
Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in xiisad dagaal ka ...
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...