Deg Deg Daawo::Shacabka Muqdisho Ka Hadlay Kulankii Farmaajo iyo Mucaaridka,

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay Heshiiskii Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Xisbiyada qaran oo ay horkacayeen Madaxweynayaashii hore Shariif Shekh Axmed iyo Xassan shekh Maxamuud

 33 total views,  1 views today