Deg Deg Daawo:Beesha Habar Jeclo Oo Xiisada Taagan Sii Holcisay.

Beesha Habar jeclo ayaa xiisada ka taagan Somaliland sii hurisay kadib markii ay taageero xoogan u muujisay hadal shalay ka soo yeeddhay Boqor Buur Madow oo kamid ah Isimada Beeshaasi.

 47 total views,  1 views today