Daawo:War Culus Oo Ka Soo Kordhay Cali khaliif”Waraysi Xiirey”

Masuul kamid ah Kooxda Dr Cali khaliiF galaydh Islamarkaana ku sugan Dalka Mareykanka ayaa waraysi uga hadlay xaalada Uu Ku Sugan Yahay Dr Cali khaliif galaydh iyo Arrimo Kale oo Badan,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maxamuud Cumar Ciise oo Kamid ah jaaliyadda North America Ayaa Faahfaahin Dheeraad ah ka bixiiyay Xaalada Dr Cali khaliif Galaydh ee Muqdisho,

 18 total views,  1 views today