
Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta deegaanka Darar-weyne ee duleedka Hargeysa ka daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu tabobarayo dufcaddii ugu horraysay ee loo carbinayo inay noqdaan saraakiil ciidan oo wiilal iyo gabdho Jaamiciyiin ah ka kooban.
Munaasibadda lagu furayo tabobarkan oo ka dhacday kulliyadda tabobarka saraakiisha ee Cabdilaahi Askar, ayaa waxa Muuse Biixi kala qaybgalay taliyayaasha kala duwan ee ciidamada Maamulka Somaliland

44 total views, 1 views today