
Madaxweynaha Dalka soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajoa Ayaa Soodhaweyn U sameeyay Cabdiraxmaan Maxamed CaliĀ Oo ahaa wiil Lagu Xidhay Gudaha Hargaysa isago ku labisan Dhar ka samaysan calanka Soomaaliya,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cabdiraxmaan Maxamed Cali oo Ah Wiil Soomaaliyeed oo reer Hargaysa ah ayaa Xadhig iyo Bahdilaad ku muteestay Dhar ka samaysan Calanka Dalka oo usoo Xidhay.
Kulan Isugu Jiira soodhaweyn iyo Dhiiri galin ayaa loogu sameeyay madaxtooyadda Dalka Looga Arrimo taaso lagu gudoonsiiyay Cabdiraxmaan Maxamed Cali Bilad Sharaf Astaanta qaranka ah,



63 total views, 1 views today