War Deg Deg Ah Daawo:Xildhibaan Kamid ah Mucaaridka Farmaajo Oo Beeshiisu Kalsoonidii Kala Laabatay,

Beel weynta Hilibi Dalan Dole oo kamid ah Beelaha soomaaliyeed ayaa shaaciyay in ay kalsoonidii kala laabten Xildhibaanka Beeshaasi umatala Golaha Shacabka Soomaaliyeed,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaankan ayay Beeshu ku eedaysay inuusan waxba uqaban mudo sadex sano ah uu kamid ahaa barlamaanka soomaaliya.

Sidoo kale waxay beeshu ku eedeeyen in xildhibaankani noqday mid mucaarid ku ah Xukumada Madaxweyne Farmaajo,

Xildhibaankan ayaa lagu magacaaba Cali Maxamed Cumar Cali Balcad