
Maxamed Xaaji Ingiriis oo ah aqoonyahan soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiiyay kulan uu la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Pro Ingiriis ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo soo wacay islamrkaana uu ka dalbaday in uu siiyo talooyin balse markuuu talada siiyay iyo wixii uu sameeyay kadib markuu ka baxay ay layaab ku noqotay,

44 total views, 2 views today