Deg Deg Daawo:Taliyaha Ciidanka Muuse Biixi Oo Si yaab leh Uga Hadlay Wixii Saaka Qabsaday,

Iyadoo weli ay sii xoogaysanayaan banaan baxyada kasii soconaya magaalooyinka Hargeysa iyo Burco isla markaasna taageeyaasha xibsiga Waddani ay dhigayaan banaan baxyadaasi ayaa waxaa sii xoogsanaya rabshadaha u dhaxeeya ciidamada Booliska Somaliland iyo shacabka taageersan xisbiga Waddani.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xaalada magaalada Hargeysa ayaa maanta qasan, waxaana laga maqlayaa qaybaha kala duwan ee magaalada rasaas xoogan oo ay adeegsanayaan ciidamada Somaliland.

Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland uu ku eedeeyay ilaalada gudoomiye Cirro inay rideen rasaas la riday halka uu sidoo kale taliyuhu sheegay in askar la dhagxiyey.

Taliye Dabagale ayaa sheegay inuu lala xisaabtami doono askarigii falkaasi ku kacay, isagoo sheegay inuu guddoomiye Cirro qaadi doono masuuliyadda arrintaas.