Deg Deg Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Markuu Xoog Ku Galay Xafiiska Wadani Si Kulul Ula Hadlay Muuse Biixi

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro ayaa markii uu xoog kula wareegay xafiiskii Xisbiga wadani ee isaga iyo Taageerayaasha Xisbigu waxaa u kula hadlay Warbaahinta Xafiiska Xisgiga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciro oo aad cadho uga muuqato ayaa farrimo kulul u diray Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi isagoona ku baaqay in gobolada kale maamulka somaliland laga sameeyo isku soo baxyo,