600 Deg Deg Daawo:Ciidankii Muuse Biixi Oo Laga Baacsaday Xafiiski Wadani iyo Xabada Oo Hadh yeelatay. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Ciidankii Muuse Biixi Oo Laga Baacsaday Xafiiski Wadani iyo Xabada Oo Hadh yeelatay.

Hargaysa{ Khaatumonews }Kumannaan ka tirsan taageerayaasha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa soo buux-dhaafiyay meel u dhaw xarunta guud ee Xisbigaas, kuwaasoo markii uu soo gaadhay Guddoomiyaha WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo Masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay hoggaamiyaha Xisbigaas, waxay ku soo dhaqaaqeen xaruntii oo ay haystaan Ciiddammadii ay Xalay Muuse Biixi dhigtay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kumannaan shacab ah oo uu hoggaaminnaayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa xoog kula wareegay oo dib u qabsadday Xaruntii guud ee Xisbigaas, waxaannay shacabkii furtay xaruntaas ay ku dhawaaqayeen errayo ay ka mid ahaayeen “Dulmigu ha dhaco, ILLaahu Akbar, Muuse Biixi ha dhaco, nidaamka fulayga ah laga baqan maayo iyo Xukuumadda ila meerrayso ha dhacdo.

Si kastaba ha ahaatee, waxa muuqata innuu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi uu kaga dhabbeeyay hadalkiisii xalay ee ahaa Awoodda shacabka laguma joojin karro Xadhig iyo Cabudhin ee waa innoo subaxa iyo xarunta guud ee Xisbiga, taasoo keentay in Taageerayaasha Xisbiga WADDANI oo uu hoggaaminnaayo Guddoomiyahooddu ay xoog iyo cuddud shacab ay ku furtaan xaruntii Ciiddanka badan la dul dhigay ee WADDANI

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...