600 Deg Deg Daawo:Ciidanka Puntland Oo Dhaawacay Nin Sheegtay Gudoomiyaha Maakhir State Ee Badhan | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Ciidanka Puntland Oo Dhaawacay Nin Sheegtay Gudoomiyaha Maakhir State Ee Badhan

Sida wararku nagu soo gaadhayaan ciidamada Puntland ee ku sugan Degmada Badhan ee Gobolka Sanaaag ayaa dhaawac culus u geestay nin sheegtay in uu yahay Gudoomiyaha Badhan ee maamulka Maakhir State,

Khadar Xaaji Xarigle oo ah masuulka la dhaawacay ayaa warbaahinta shalay ka hadlay isagoo sheegtay inuu yahay Badhasaabka Maakhir kaaso weerar culus ku qaaday Maamulka Puntland.

Maanta ayay Ciidamo ku sugan Badhan oo kamid ah Kuwa Puntland waxay Khadar Xaaji Xarigle U geesten Dhaawac,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...