600 Daawo:Faysal Cali Warabe Oo Cadho hadlay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:Faysal Cali Warabe Oo Cadho hadlay,

Hargaysa{Khaatumonews} Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Xiisadda u dhaxaysa Muuse Biixi iyo Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa waxa uu sheegay inaan Xadhig iyo Cabudhin xal noqonnayn, waxa laga dhaxlaanna uu yahay Amniga oo xumaadda iyo Shacabka oo soo dhiirrada

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo u waramaayay Telefishanka Bulsho tv, waxa uu sheegay in Xisbiga WADDANI uu nabad doonnaayo, waxaannu ugu baaqay inay arrinta dejiyaan oo aannay ka deg-degin, isla markaanna uu wada-tashi ugu tagay Madaxweynaha, balse sida uu sheegay uu mar kale ku laabannaayo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...