dahabshiil

War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Qabsatay Deegaan Gobolka Sanaag Ka Tirsan

Ceerigaabo{ Khaatumonews }Wararka ka imaanaya degaanka Gacan-Maroodi oo hoostaga degmada Yubbe ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi ay qabsadeen dagaallamayaal ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab.

Malayshiyaadka oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 70 dagaalllame ayaa sida la sheegayo ka soo degay buuraleyda Calmadow ee gobolkaasi Sanaag waxaana ay gacanta ku dhigeen degaanka istiraatiijiga ee Gacan-Maroodi oo muhiim u ah isku xirka gobolka.

Wararku waxay sheegayaan in dagaallamayaasha oo aad u hubaysan ay dhufaysyo ka samaysteen aga’gaarka waddo hawlbowle ah oo halkaasi ku taalla islamarkaana laga cabsi qabo in ay weerar ku qaadaan degmada Yubbe.

Maalmo ka hor malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday degaanka Af-Urur ee gobolka Bari halkaasi oo dagaal culus ku dhexmaray iyaga iyo ciidanka difaaca Puntland haddana Al-shabaab ayaa dib looga riixay degaankaasi.

Degmada Yubbe oo qiyaastii 50 km dhanka bari ka xigta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag waxaa hadda gacanta ku haya ciidamada Somaliland inkastoo ciidamada Puntland ay dhinaca bari ka fadhiyaan.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19886

Posted by on Nov 17 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841