Sawiro:Dhaawac Xoogan Oo Soo Gaadhay Afhayeenkii Xisbiga wadani,

Waxaa shabakada Khaatumonews.com soo gaadhay Sawir muujinaya dhaawac loo gaystay Afhayeenka Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun.

Barkhad Jaamac Batuun Ayaa Ciidamada maamulka Somaliland Qabten goordhaweyd waxana ka muuqda Wajiga Afhayeenka Dhaawac Xoogan oo Ciidamada Qabanaayay Ay u geesten,

 49 total views,  1 views today