MUQAAL::Ragii Laascaanood Isaaq U Gacan galiyay Oo War Yaab leh Shaaciyay

Cali Sandulle oo kamid Ah Siyaasiyiintii gacanta u galiyay beesha Isaaq Magaalada Laascaanood 2007 ayaa ku dhawaaqay in uu yahay madaxweynaha Darwiish Laand.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali Sandulle oo Hada Ku Xanuusan Laascaanood Islamarkaana uu ku dhuftay sanad ka hor Xanuunka Faaliga ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Maamulka Darwiish land,