dahabshiil

Deg Deg:Muuse Biixi Oo Xabsiga Ka Buuxiyay Madaxdii Xisbiga Wadani,

Ciidamada Policeka maamulka Somaliland Ayaa Goor Dhoweyd Xabsiga U Taxaabay Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI,

Masuuliyiinta Ay Ciidamadu Xabsiga U Taxaaben Waxay Kala Yihiin Af-hayeenka Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Barkhad Jaamac Batuun Iyo Sidoo Kale Xog-hayaha Guud Ee Xisbigaasi,

Xadhiga Labadan Masuul Ayaa Ka Danbeeyey Kadib Markii Goor Dhoweyd Af-hayeenka Xisbiga WADDANI Dhaliilo U Jeediyey Xukuumada Muuse Biixi Isla Markaana Sheegay Inay Maalinta Beri Qabanayaan Banaan Bax Ka Dhan Ah Xukuumada,

Af-hayeenka Xisbiga WADDANI Ayaa Sidoo Kale Wuxuu Shirkiisa Jara,id Kaga Hadlay Ciidamo La Wareegay Xarunta Xisbiga WADDANI Halkaas Oo La Filaayey Inay Maalinta Beri Isugu Soo Baxaan Taageerayaasha Xisbiga WADDANI,

Warar aan La xaqiijin ayaa sheegaya in Gurigiisa Boolisku Weeraren Xirsi X. Cali {Xirsi Gaab} oo isna kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga wadani islamarkaana ay ka waayen guriga,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19908

Posted by on Nov 17 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841