Deg Deg Daawo:Sarkaal Sare Ka Soo Goostay Somaliland Iskuna Dhiibay Puntland,

Gaashaanle Sahal Faarax Raare Xeer iIaaliya Maxkamada ciidanka Somaliland ayaa isku soo dhiibay Ciiidmada Puntland kaaso ka soo baxay maamulka somaliland,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuulkan oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in uu Iskaga soo baxay maamulka somaliland islamarkaana isku soo dhiibay kuna soo laabtay Dalkiisa iyo Deegaankiis iyo dawladisa,