Deg Deg Daawo:Mudaharaad Hada Ka Socda Hargaysa,Iyo Muuse Biixi Oo Xaaladu Ku Adag Tahay.

Qaybo ka mid ah magaalada Hargeysa ayuu ka bilaabmay mudaharaad xoogan oo lagaga soo horjeedo habdhaqanka qalafsan ee uu la soo baxay Muuse Biixi iyo xadhiga uu kula kacay masuuliyiinta ka tirsan xisbiga Waddani.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dadweyne Gadoodsan ayaa iskugu soo baxay qaybo ka mid ah jidadka magaalada Hargeysa, kuwaas oo soo bandhiya sida ay uga soo horjeedaan habka Muuse Biixi dalka ku maamulayo, masuuliyiinta xisbiga Waddani ee uu xabsiyada ku guray iyo kaligii talisnimada uu muujinayo.