
Hogaamiyaha Jabhada Dulmi Diid ayaa warbaahinta kula hadlay gobolka snaag isagoona ka hadlay arrimo aad u badan oo ka taagan Deegaanka Maamulka Somaliland,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Kornayl Caare waxaa usheegay in Ay tahay Lagama Maarman in dagaal lagu qaado Taliska Muuse Biixi Isagoona sababta uga dhigay in Muuse U Baahan yahay dagaal islamarkaana nin dagaal doonaya aan laga badbaadi karin ilaa waxa uu doonaayo gadhka loo galiyo,

54 total views, 1 views today