
Madaarka Diyaaradaha Ee caasimada Hargaysa ayaa qarka u saaran in u Xidhmo kadib markii Hoos udhac aad u weyn ku yimid Duulimadyadii garoonkaasi Ay ka samayn jiren Diiyaarado badan oo hada joojiyay isticmaalka Madaarka Hargaysa,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Garoonkii Diyaaradaha Hargaysa oo Laga Dayrinayo shaqadiisa Kadib Duulimaadkii Diyaaradaha oo Yaraaday iyo shaqaalihii Garoonka oo Garowe Ka Shaqo Bilaabay.

40 total views, 1 views today