dahabshiil

Boosaaso iyo Majeerten Oo Ka Badbaaday Colaadii Uu Daaha Dabadiisa Ka Hagaayay Farmaajo.

Boosaaso{ Khaatumonews }Magaalada Boosaaso oo Ah Laf dhabarta Puntland islamarkaana ah Magaalo Muddo badan haysey dhabada Horumarka iy Ganacsiga ayaa waxaa arrinkaasi ka xumaaday Cadowga Puntland oo Geed dheer iyo Mid gaaban u Fuulay Sidii colaad looga Qarxin laha Boosaaso,

Cadowga Puntland oo waayay Muddo badan Waddo uu ka soo galo Puntland islamarkaana Hore ugu Fashilmay In uu gaalkacayo ka soo Galo Puntland mar kalana ku fashilmay in uu Xukumada Ka dhex bilaabo Khilaaf siyaasadeed ayaa markii sadexaad ku fashilmay in uu Boosaaso Ka bilaabo colaad.

Xukumada Farmaajo oo Geed dheer iyo Mid gaaban u saaran sidii ay u wiiqi lahayd Dawladnimada Puntland islamarkaana ay u kala fogen lahayd Beelaha Puntland waxay soo diyaarisay qorshe Colaad looga abuuro Boosaaso Hoyada Ganacsiga Pl.

Maleeshiyada Taliye Ciise Yulux watay oo ku gabanaayay ama la soo huwiyay Magaca Beesha Cali Saleebaan iyo in ay Ka xunyihiin Shirkad uu saami kuleeyahay Ciise Yulux oo Xukumadda Deni ay isku hayaan ayaa Boosaaso soo galay Arbacadii si ay ula wareegan Garoonka Diyaaradaha iyo Dekedda Boosaaso si halkaasi colaad uga dhacdo islamarkaana loogu kala yaaco Hooyadda Ganacsiga Puntland ee Boosaaso una noqoto Hoy Colaadeed,

Ciise Yulux Markii u Soo Galay Boosaaso waxaa Hafiyay oo Dhankasta iskaga Gadaamay Ciidanka Puntland kuwaaso Waxba kama jiraan ku tilmaamay damaca xun ee Maleeshiyadkani huwan yihiin,

Isimada Waxgaradka Puntland waxay Iyaguna guul weyn ka Gaadhen in Si nabad Ah Loo Fashiliyo Qorshaha uu soo maleegay Madaxweyne Farmaajo ee ku doonaayay inuu Colaad ka Dhex Qarxiyo Beelaha puntland iyo Hoyadda Ganacsiga Ee Boosaaso,

Boosaaso ayaa hada lagu tilmaami kara mid ka badbaaday shirqoolkii loo Adeegsaday ciise yulux ee mudooyinkanba ka socday Gobolka Bari ee ay dhabarka danbe ka riixasay xukumadda Madaxweyne Farmaajo.

Farmaajo ayaa dagaal siyaasadeed iyo mid toos ahba ku balan qaaday in uu la galaayo Labada mamul ee Beesha daarood Jubaland iyo Puntland kuwaaso iska diiday inay U Hogaansaman Xukumada Farmaajo,

Ugu Danbayn Madaxweyne Farmaajo Ayaa hore usoo dhigay Qorshe uu iskaga horkeenaayo Maamulka puntland iyo Beesha warsangali taaso loo adeegsaday Dhoobo daareed balse yeelan weyday saamayntii uu ka rabay Farmaajo wuxuuna mar kale Farmaajo isku dayay in uu Majeerten Dhexdooda isku galiyo Madaxa taaso Noqotay Waxba kama jiran

Xafiiska Khaatumo News: Whats Ap Number +46735769421 ,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19840

Posted by on Nov 16 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841