dahabshiil

Deg Deg Daawo:Maleeshiyaadkii Boosaaso Oo Is Dhiibay,

Isimada iyo Waxgaradka Puntland ayaa guul ka gaadhay in ay si nabad ah Magaalada uga saaran maleeshiyaad ka soo jeeda Beesha Cali Saleebaan oo Si Waxashnimo ah u khalkhal galiyay Amniga Magaalo Ganacsiyeedka Puntland Ee Boosaaso,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka Puntland oo Ku dadaalay in aan si awood ah looga saarin maleeshiyaadkan Boosaaso ayaa ku guulaystay in ay ku qanciyaan maleeshiyaad beeleedkaasi in ay isaga baxan Magaalada Si nabad Ah,

Heshiis hordhac ayaa laga gaaray Xiisaddii colaadeed ee ka taagneyd Magaalada Boosaso, iyadoo la qorsheynayo in maleeshiyaadkii Soo galay magaalada Arbacadii Laga saaro Berri, Hadduu Alle idmo, Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo.

Xukumada Puntland ayaa 24 saac ugu danbeeyay Boosaaso geysay Ciidan xoogan oo loo qorsheeyay in ay talaabo ka qaadan meeshiyaadkaasi hadii ay ka dhago adeegaan baaqa iyo waanwaanta odayaasha Puntland,

Cabsida ugu weyn ee Shacabka Boosaaso Qabeen ayaa ahayd in Dagaal ka qarxo magaaladaasi kadib markii magaalada si qar iska xoornimo ah ay usoo galen maleeshiyaad si Beelaysan isku soo urursaday,

Saacadaha soo socda ayaa la filaya in Isimada Puntland usoo Bandhigan warbaahinta Heshiiska Laga gaadhay Maleeshiyada Soo gaashay magaalada

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19801

Posted by on Nov 15 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841