Deg Deg Daawo:Xil Dalxa Oo Kashifay Fadeexad Ka Taagan Barlamaanka Somalia,

Xildhibaan dalxa oo kamid ah Mudanayaasha Barlamaanka soomaaliya ayaa Banaanka soo dhigay heerka hoose u maraayo golaha shacabka soomaaliyeed,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dalxa ayaa sheegay in Barlamaanka soomaaliya oo dhankasta ka liito xiligii jawaari ahaa gudoomiyaha uu maanta ka hoseeyo meesha u taagan yahay,