Deg Deg Daawo:Faysal Cali Waraabe “Waa In laga Tashado Muuse Biixi’

Faysal Cali waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka somalialnd oo in mudo ah safar ugu maqnaa Dalalka Yurub ayaa kusoo laabtay maanta Hargaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudoomiye Faysal cali waraabe ayaa Weerar Culus ku qaaday Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi kuna tilmaamay in loo baahan yahay in laga tashado Hogaaminta Muuse Biixi,

 47 total views,  1 views today