
Mid kamid ah Gaadiidlayda Yaryar ee Bajaajta Ah ee Ka dhex Shaqaysa Gudaha Magaalada Jigjiga ayaa ku dhajistay Bajaajtiisa sawirka Madaxweyne Farmaajo.
Sawirka Madaxweyne Farmaajo oo xaga Danbe kaga dhagana Bajaajta Ayaa waxaa ka fiiqaya Ama ka Fujiyay Mid kamid ah Booliska Ismaamulka soomaalida Jigjiga,

63 total views, 1 views today