Maalmihii lasoo dhaafay waxaa jiray dad aad u hadal haya Isku xoqida Beelaha Warsangali iyo Dhulbahante kuwaaso leh waxaa jira shirar looga tashanayo maamul u dhisida Sool Sanaag Cayn.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sida uu carabka ku dhuftay Gudoomiyihii Hore Barlamaanka Puntland Dhoobo daareed Shalay intaan xilka laga qaadin wuxuu aaminsana in Sool Sanaag cayn tahay puntland Maanta markii laga tuuray Xilkana wuxuu aaminsan yahay In Sool Sanaag Cayn ay tahay lagama maarman in ay tashadan oo dhistan maamul Sool Sanaag iyo cayn.
Dhoobo daareed iyo beesha warsangali shalay 2016 markii reer Khaatumo waden qorshihii ahaa in maamul ay wada dhistan beelaha Maakhit iyo Khaatumo cida ugu weyn ee ka soo hor jeesatay Beesha warsangali ayay ahayd kuwaaso laha Anagu dhulbahante maamul la dhisan mayno.!Anna Maantan Qaadaya Heestii Ahayd “” Adiguba dharaaraad ka qosleeysay dhooshe”,
Hadaba maanta Markii lagu dhuftay Dhirbaaxo siyaasaded Dow miyaa in la isku soo xoqo Reer Khaatumo oo shalay lagu diiday Waxa maanta la donaayo,
Ugu Danbayn Siyaasiyiinta Warsangali Iyo kacdoonka Dhoobo daareed waxaa ka horeeyay Kacdoonkii reer Khaatumo ee naf iyo maalba loo huray dhismaha maamul ka madax Banaan Isaaq iyo Majeerten taasna waxaa lugaha qabtay Isla dad Ka soo Jeeda Maakhir iyo khaatumo,
KHAATUMONEWS.COM
