dahabshiil

Isimada Warsangali Oo Ka Aamusay Dharbaxadii ku Dhacday Dhoobo Daareed iyo Shacaka Oo Garaacaya Sacab Aan Cidi La Ogayn,

Todoba casho ayaa laga jooga markii Barlamaanka Maamulka Puntland ay xilkii ka xayuubiyen Iyadoo uu qoyan yahay dhiigi Maleeshiyaadkii uu watay Dhoobo daared,

Kadib xilka qaadista lagu sameeyay dhoobo daareed waxaa iskaga baxay Garoowe Dhoobo Daareed gudoomiyihii Hore Barlamaanka Puntland,

Dhoobo daareed, ayaa socdaallo ku maray deegaano kamid ah kuwa ay dagan Beesha warsangali.

Shacab sacabinaya ayaa si yaabo kala duwan ugu soodhaweeyay deegaanada Dhahar,Badhan iyo Xiingalool Dhoobo daareed,

Isimada Cuqaasha waxgaradka Beesha warsangali ayaan wax war ah kasoo saarin dhirbaaxada lagu dhuftay dhoobo daareed oo ay ku muujinayan inay ka xun yihiin,

Kaliya Talaabada xilka looga qaaday dhoobo daareed waxaa ka hadlay Dad qurba joog ah balse waxgaradkii beesha ee dalka joogay wey ka aamusen,

Dhoobo Daareed,ayaa haatan ku dhex jira shacab aan cidi la qabin sacabka ay garacayaan taaso cadeenasa fashilka siyaasadeed ee u kala kulmay abaabulkii uu islaha ku kici beesha warsangali Dhoobo Daareed,

Dhoobo oo hore ugu khaldamay Qorshihii ahaa awood ciidan ku qabso Barlamaanka puntland ayaa mar kale u muuqda inuu ku khasaaray shacab aan cidi la qabin sacabkoooda,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19677

Posted by on Nov 13 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841