dahabshiil

Deg Deg:Dawladda Ingiriiska Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Soomaaliya,

Dowladda Ingiriiska ayaa ka digtay weerarro argagixiso oo ka dhaca Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya.

Qoraal digniin ah oo uu soo saaray xafiiska arrimaha dibadda UK ayaa looga digay muwaaddiniinta u dhashay Ingiriiska in ay ka fogaadaan Magaalooyinka Soomaaliya marka laga reebo Hargesa iyo Berbera.

Waxaa kale oo qoraalka lagu sheegay in ay jirto qatar sare oo ku wajahan goobaha dadku ku badanyihiin, Hoteellada, munaasibadaha ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiinta dowladda iyo meelaha kale ee bartilmaameedka u noqon kara kooxaha weerarrada geysta.

Sidoo kale Dowladda UK ayaa sheegtay in ay jirto qatar sare oo dhinaca afduubka ah guud ahaan Soomaaliya.

Dadka u dhashay Ingiriiska ayaa lagu wargeliyay in Safaaradda UK ee Muqdisho aysan qaban karin adeegyada Qunsuliyadaha sidaas darteedna ay tahay in ay la xariiraan Qunsiliyadaha Nairobi iyo Adis ababa.

Dowladda UK ayaa waxaa ay digniintan soo saartay Shalay oo Talaado ahayd waxaana dhamaan dadka Britishka ah looga digay in ay ku safraan gudaha Soomaaliya.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19670

Posted by on Nov 13 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841