Deg Deg::Dagaal Culus Oo Ka Socda Boosaaso,

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa weerar Culus ku qaaay ciidamo hubaysan oo qaab beelaysan rabay inay gudaha ugu galaan Boosaaso.

Saraakiil ka tirsan laamaha amniga gobolka Bari, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in nawaaxiga kantaroonka Boosaaso uu ka socod Dagaal udhexeeya ciidanka dowladda iyo ciidamo kale oo ka yimid dhinaca degmada Carmo.

Ciidamada ka soo kicitimay degmada Carmo oo ka amar-qaata sarkaal lagu magacaabo Ciise Yulux ayaa doonayey in ay gudaha u galaan magaalada Boosaaso, ka hor inta aysan is hor-taag ku sameyn ciidan kale oo ka tirsan kuwa dowladda.

Khasaare iusgu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay Dagaalkan wali socda,

Dhanka kale waxay Wararku Sheegayan in Dib loogu Caliyay Carmo maleeshiyaadkii doonaayay inay Gudaha ugalan Boosaaso,