dahabshiil

War Deg Deg Ah:Xaaskii Cali khaliif iyo Xubno kale Oo Hargaysa Afduub loogu Haysto,

Waxaa Magaalada Hargaysa, Lagu Haysta si Afduub ah Xaaska Cali Khaliif Galaydh iyo Wiil kamid ahaa shaqalaha Khaaska ah ee Cali Khaiif galaydh,

Labadan xubnood ayaa Si Afuudb ah waxaa loogu haysta Hotel Maansoor Hargaysa, oo ay daganaayen Cali Khalif galaydh iyo labadan xubnood.

Arrintan ayaa soo baxday kadib markii u cali Khaliif galaydh bishii Tobnaad ee sanadkan lixdeedii uu U Duulay Xamar, islamarkaana dhamaadkii isla bisha Tobdnaad uu U yeedhay labada xubnood ee Midi tahay xaaskiisa in ay ugu yimaadan Muqdisho,

Xaaska uu cali khalif Galaydh, qabay oo Uu kaga sii tagay Hotelka iyo Wiil shaqaalle uhaa Ayaa markii ay damcen inay ka tagan Hargaysa, waxaa ku dhagay Hotelkii ay daganaayen oo sheegay inaysan baxayn Ilaa la Soo Bixiyo Lacag dhan Afar Kun oo Dollar.

Maamulka Hotel Maansoor, Ayaa la hadlay Wasiirka Maaliyadda Somaliland sacad cali shire iyo Faysal cali waraabe kuwaaso yidhi Ka Soo Bixiya Afarta kun ee Hotelka looga leeyahay Cali khalif galaydh,

Wasiirka maaliyada somaliland ayaa Sheegay in uusan lacagta bixin karin ilaa Muuse Bixi soo amro in la bixiyo,

Intaas kadib waxaa Muuse Biixi, uwada tagay Faysal cali waraabe iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed kaahin, kuwaaso Muuse Usheegay in Hotel Maansoor, uu Haysto xaaska Cali khaif iyo wiil shaqaale u ahaa islamarkaana looga leeyahay Cali khalif galaydh Hotelka lacag dhan afar kun oo dollar loona baahan yahay inaa Bixiso Muusow.

Muuse Biixi, ayaa ku jawaabay in cali khaliif uusan isaga u joogin Hargaysa una joogay Danihiisa lacagtaasna Uu cali khaliif iska Bixiyo,

Intaas kadib waxaa maamulka Hotelka iyo Faysal Cali warabe la hadlen Cali khaliif galaydh oo Muqdisho ku sugan una sheegen inuu lacagta iska soo Bixiyo si loo soo fasaxo labada qof.

Galaydh ayaa isna sheegay in Uu Xamar Ka raadsaday rag Lacag uu kulaha islamarkaana marka u lacagtaas hello Uu Iska Soo Bixiinaayo Afarta kun,

Ugu Danbayn waxaa la iska gartay in ay Hotelka Sii daganaadan xaaska cali khaliif galaydh iyo Wiilka shaqaalaha Ahi inta u lacagta ka soo Bxinaayo cali khaliif galaydh.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19637

Posted by on Nov 12 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841