600 War Deg Deg Ah:Dhoobo Daareed Oo Loo Diiday Safar Uu Ku Tagilaha Dhahar, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Dhoobo Daareed Oo Loo Diiday Safar Uu Ku Tagilaha Dhahar,

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhahar ee gobalka Hayland ayaa sheegaya in ay Madaxtooyada Puntland amartay in laga hortago safar uu ku tagayo maanta magaaladaas, Afhayeenkii baarlamaanka Puntland CabdiXakiim Dhooba-Daareed oo maalmihii u dambeeyye kusugnaa deegaanada gobaladaas.

Warar ay heshay Khaatumonews waxay sheegayaan in uu jiray amar ka soo baxay Madaxtooyada oo lasoo marsiiyey gudoomiyaasha gobalada laguna amray in uusan magaalooyinkaas soo gali karin CabdiXakiim Dhooba-Daareed.

Taasi ayaa ahayd caqabad taagneyd shalay oo dhan, ka dib markii lafilayay in uu shalay tago magaalada Badhan ee gobalka Sanaag, waxaana talaabadan aad uga carooday qaar kamid ah taageerayaasha Xildhibaanka.

Gudoomiyihii baarlamaanka Puntland ayaa sidaas oo kale la sheegay in ugu dambeyn maanta iyadoo uu taagan yahay amarkii kasoo baxay Madaxtooyada Puntland uu tagayo magaalada Dhahar oo 50KM ku dhawaad u jirta magaalada Qardho oo uu kasoo jeedo Madaxweyne Siciid Deni.

Ujeedada safarkan ayaa ah latashi uu Dhooba-Daareed la yeelanayo Odayaasha dhaqanka iyo dadka deegaanada uu kasoo jeedo oo uu kala hadlayo arrimaha ku wajahan dhacdooynkii ka dhacay Garoowe & sidii wada tashi dhameystiran looga yeelan lahaa.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...