600 War Deg Deg Ah Daawo:Hargaysa Oo Saaka Ciidan La Ciir-ciiraysa Maxaa Cusub, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo:Hargaysa Oo Saaka Ciidan La Ciir-ciiraysa Maxaa Cusub,

Magaalada Hargaysa Xarunta Maamulka Somaliland ayaa saaka Jid awalba waxaa lagu soo daadiyaya ciidan aad u faro badan.

Ciidankan saaka lagu soo daadiyay Suuqyadda Hargaysa ayaa ku soo beegmaya xili saaka Barlamaanka maamulka somaliland ay meelmarinayaan LIx Xubnood oo kamid ah Guddiga Komishinka Doorashooyinka Golayaasha deegaanka Maamulkaasi iyo Wakiilada,

Xisbiga Faysal Cali waraabe ee Ucid ayaa xubno u hadlay waxay sheegen in Loo diiday inay ka qeyb galan Kulanka ka socda Barlamaanka iyagoo ku tilmaamay awood sheegasho waxa ka socda Saaka Hargaysa,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...