600 Deg Deg:Dagaal Ka Dhacay Gaalkacayo Dhimasho iyo Dhaawac | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Dagaal Ka Dhacay Gaalkacayo Dhimasho iyo Dhaawac

Wararka ka imaanaya koonfurta gobolka Mudug, ayaa in halkaasi uu ka dhacay weeraray sababay dhimasho iyo dhaawac.

Weerarka oo ka dhacay degaanka Dhagtuur oo ku yaalla koonfurta gobolka Mudug, ayaa sida la sheegayo lala beegsaday dad Dhuxusha halkaasi ka shidi jiray, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintay hal ruux mid kalena waa ku dhaawacmay.

Wararku waxay sheegayaan, in malayshiyaad degaanka u dhashay oo ka caraysan shidista Dhuxusha ay weerarka gaysteen, kadib markii kooxda Dhuxusha shidaysay ay ka dhega-adaygeen amar horay uga soo baxday bulshada degaanka oo lagu joojiyay Dhuxul-shidista.

dadka degaanka Dhagtuur, ayaa horay awaamiir uga soo saaray joojinta jarista Dhirta iyo gubista Dhuxusha, taasi oo sida ay sheegeen xaaluf iyo nabaad-guur ba’an u keenaysa dhulka xoola-daaqeenka ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...