Deg Deg Daawo::Suldaan Wabar Oo Ka Hadlay Dagaalka Uu kula Jiro maamulka Somaliland,

Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar, oo hogaamiya Jabhad kasoo horjeeda Somaliland, Kana howl gasha Gobolka Awdal ayaa maanta bixiyey wareysi xasaasi ah oo arrimo dhowr ah uu kaga hadlay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wabar waxa uu sheegay inuusan marnaba waxba ka sugeyn hogaamiyaha ugu sareeya Somaliland ee Muuse Biixi, maadama uu qarka u saaran yahay in uu kala dareeriyo beelihii Hargeysa, waa sida uu hadalka u dhigaye.

 47 total views,  1 views today