600 Deg Deg Daawo:Baaq Ka Soo yeedhay Masaajid Kuyaal Widh-widh, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Baaq Ka Soo yeedhay Masaajid Kuyaal Widh-widh,

Masaajidka Al Nuur oo dhismihiisa u Bilaabay Sheekh Haybe Cali xasan oo kamid ah Waxgaradka Degmada Widhwidh Ee Gobolka Cayn ayaa istaagay Guud ahaan oo Hakad galay,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhismaha masjidkan oo Maraya Labo Mitir ayaa waxaa halkaasi soo gaadhsiiyay Sheekh Haybe Wuxuuna ugu baaqay umada islamka ah inay kala qeyb qaatan Dhismaha masjidka.

Sheekh haybe ayaa sheegay in Lacag iyo Qarash wixii uu hayay ay intaasi ku istaagen islamarkaana loo baahan yahay walaalaha islamka ahi in ay Gurmad u fidyan masjidka Alle si loo dhamaystiro,

Kala Xirir Nambarka Masjidka +252 63 4982038

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...