Daawo:Siyaasi Isaaq Ah Oo U Hanjabay Beelaha Sool iyo Borama,

Maxamuud Ducaale Saleebaan oo kamid ah Siyaasiyiinta Beesha isaaq ayaa Si Aan lahayn Gabasho Fariin Kulul ugu Soo diray Beelaha Diidan In Ay kamid ahaadan maamulka somaliland,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siyaasigan oo si kulul ula hadlay Reer Boorama Ayaa sheegay in Cida kaliye Soomaaliya kala Goysay ay tahay isaaq cida kaliye isku dari kartaana tahay isaaq isagoo waxba kama jiran ka soo qaaday Diidmada Reer Boorama iyo Sool,

 63 total views,  1 views today