Deg Deg Daawo:Ciidanka Jabhada Awdal Oo Fariin Kulul Udiray Muuse Biixi,

Waxaa Duleedka Magaalada Boorama Ku Soo Bandhigay Cududa Ay leeyihiin Jabhada Ka dilaacday Gobolka Awadal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saraakiisha iyo Madaxda Jabhada ayaa Fariin Kulul udiray Maamulka U Hogaaminaayo Muuse Biixi oo ay dagaal Kula Jiran,

 62 total views,  2 views today