dahabshiil

Daawo:Madaxweynaha Kenya Oo Bahdilay Farmaajo Una Diray Wasiiro,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Nairobi ee dalka Kenya halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Jomo Kentyatta kaga hor tagay masuuliyiin sare oo ka tirsan dowlada Kenya oo uu ka mid yahay Wasiirka Gaadiidka Kenya James Macharia iyo diblomaasiyiinta safaarada Soomaalida ee Nairobi iyo xubno kale.

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhura Kenyata Ayaa Si weyn u Bahdilay Madaxweyne Farmaajo kadib Markii uu Diiday inuu soodhaweeyo madaxweyne Farmaajo Taas Badelkeedana UU udiray Wasiiro Soodhaweeya.

Farmaajo ayaa magaalada Nairobi kaga qayb-gelaya Shirka Dadweynaha iyo Horumarka oo ay soo qaban-qaabisay Qaramada Midoobey.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19612

Posted by on Nov 11 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841